SAWIRRO: Wariyaasha ka howlgala magaalada Gaalkacyo ee Puntland & Galmudug oo lagu tababarayo Tabinta Wararka Xasaasiga ah

GAALKACYO(P-TIMES) – Wariyaasha ka howlgala magaalada Gaalkacyo qaar kamid ah ayaa loo qabtay Tababar ku saabsan sidda loo tabayo wararka Xasaasiga ah ee marar badan ka dhaca Soomaaliya, gaar ahaana gobalka Mudug.

Tababarkan waxaa ka soo qeybgalay furitaankiisa xubno ka socday labada maamul ee Puntland & Galmudug, waxaana diiradda lagu saaray hadaladii laga jediyey sidii looga wada shaqeyn lahaa nabadda.

Wariyaasha ayaa lagu booriyey in ay door wanaagsan ka qaataan nabadda iyo daganaanshaha oo ay tahay arrinta ugu muhiimsan ee ay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobalka Mudug u baahin karaan.

Macalimiinta tababarkan bixinaysay ayaa Ardayda u soo jeediyey casharo la xariira habka ugu wanaagsan ee ay utabin karaan wararka xasaasiga ama dhiilada xambaarsan, waxaana la baray hanaanka ugu sahlan ee loo mari karro warar iska soo horjeeda, haddana xiisad laga yaabo in ay kicin karaan.

Sidaas oo kale maalmaha uu sii socda tababarkan waxaa la baran doona sidda looga shaqeeyo nabad taabagal ah iyo Anshaxa ay waajibka tahay in aysan dhaafin bulshadu, taas oo ay tahay in ay Ilaaliyaan Wariyaasha Soomaaliyeed.

Qabanqaabada Tababarkan waxaa iska lahaa maamulada Puntland & Galmudug, waxayna talaabadan qaadeen markii ay garowsadeen bahida loo qabo in warbaahinta gudaha loo isticmaalo si looga dheeraado dagaalo iyo dibu dhaca gobalka Mudug.

Source: Puntland


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Nigeria/Congo-Kinshasa:Eagles, Leopards Match to Go Ahead Despite Ebola Outbreak
- May 27, 2018
[Guardian] As the Super Eagles prepare to tread tackles with their counterpart from Democratic ...
Africa:Five Things We Learned From Real Madrid's Win Over Liverpool
- May 27, 2018
[Guardian] Karim Benzema's opener and Gareth Bale's brace handed Real Madrid their 13th European ...
Nigeria:Mikel Accepts Underdog Status for Super Eagles in Russia
- May 27, 2018
[Guardian] Super Eagles captain, Mikel Obi, has accepted the team's underdog status as the ...
Tanzania:New Report Reveals Shocking Revelation On Meat Safety
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -A new report has raised concerns about the quality of ...
East Africa:What Twitter Data Review Says of Region's Presidents
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -Burundi president Pierre Nkurunziza is the most shunned leader in ...
Zimbabwe:Fuel Prices Gallop
- May 27, 2018
[Zimbabwe Standard] Fuel prices have gone up significantly across the country in the past ...
Uganda:Chinese Top Tax Fraud List
- May 27, 2018
[Monitor] Companies represented by individuals with Chinese names have dominated the list published by ...
 
/