WAR DEG DEG AH: Shirkii Hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada oo soo gaba-gaboobaya goor dhaw & Xogaha hoose

KISMAAYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa cadeynaya in galabnimada lasoo afjarayo wada xaajoodyada Hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada oo ka socday magaalada Kismaayo, waxaana lafilayaa in lasoo saaro warsaxaafadeed ay ku mideysan yihiin.

Shir jaraa’id ayay si wadajir ah u qaban doonaan xubno loo xilsaaray arrimaahn ayaa jiri doona, waxaana la jeedin doonaa waxyaabihii lagu heshiiyey.

Warar hoose ayaa sheegaya in laysku raacay in Madaxweynayaasha dawlad gobaleedyadu ay ka dagaan magaalada Muqdisho, oo ay aqbaleen codsi uga yimid Madaxweynaha Soomaaliya.

Qodobada la saadaalinayo in ay soo baxaan waxaa kamid ah in xal loo raadiyo xiisadda siyaasadeed ee Galmudug, wada shaqeynta dawladda Faderaalka, Arrimaha Khaliijka, Deeqaha la helo ee caalamiga ah iyo qodobo kale oo dheeraad ah.

LA OGAADAY: M/weyne Farmaajo oo telfoon kula hadlay Hogaamiyaasha kushirsan magaalada Kismaayo, Maxaase lagu heshiiyey?

XOG+WARKII U DAMBEEYEY: Maxay ku heshiiyeen Madaxda dawlad gobaleedyada ee ku Shirsan Kismaayo & Kulankii u dambeeyey

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Source: Puntland


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Nigeria/Congo-Kinshasa:Eagles, Leopards Match to Go Ahead Despite Ebola Outbreak
- May 27, 2018
[Guardian] As the Super Eagles prepare to tread tackles with their counterpart from Democratic ...
Africa:Five Things We Learned From Real Madrid's Win Over Liverpool
- May 27, 2018
[Guardian] Karim Benzema's opener and Gareth Bale's brace handed Real Madrid their 13th European ...
Nigeria:Mikel Accepts Underdog Status for Super Eagles in Russia
- May 27, 2018
[Guardian] Super Eagles captain, Mikel Obi, has accepted the team's underdog status as the ...
Tanzania:New Report Reveals Shocking Revelation On Meat Safety
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -A new report has raised concerns about the quality of ...
East Africa:What Twitter Data Review Says of Region's Presidents
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -Burundi president Pierre Nkurunziza is the most shunned leader in ...
Zimbabwe:Fuel Prices Gallop
- May 27, 2018
[Zimbabwe Standard] Fuel prices have gone up significantly across the country in the past ...
Uganda:Chinese Top Tax Fraud List
- May 27, 2018
[Monitor] Companies represented by individuals with Chinese names have dominated the list published by ...
 
/