Ciyaaraha

Daawo: Taageerayaasha Marseille Oo Neymar U Diiday In Uu Koornayaasha Laago Caagado Ayay Ku Shiidayeen

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayay ka yaabsadeen taageerayaasha kooxda Marseille intii ay socotay ciyaartii u dhexaysay labada kooxood ee ka tirsanayd horyaalka France. Taageerayaasha

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

Real Madrid Oo Ka Baxday Dhibaatadii Santiago Bernabeu Iyada Oo Eibar Guul Wayn Ka Gaadhay Xili Los Blancos Ay Kaalinta Labaad Ee La Liga Hal Dhibic U Soo Jirsatay.

Real Madrid ayaa ka baxday dhibaatadii ku haysatay garoonkeeda Santiago Bernabeu waxayna guul wayn ka gaadhay kooxda Eibar oo marti u ahayd. Los Blancos ayaa

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Gary Neville Oo Shaaca Ka Qaaday In Aanu Abid Koox Kubbada Cagta Ah Tababare Ugu Noqon Doonin Kadib Fashilkii Uu Valencia Ka Kala Kulmay.
- Oct 22, 2017
Khabiirka Sky Sports ee Gary Neville ayaa shaaca ka qaaday sababta aanu abid markale tababare ugu noqon doonin koox kubbada cagta ah. Gary Neville ayaa muddo afar bilood ah tababare ka soo ...
Khabiirka BBC Sport Ahna Halyaygii Liverpool Ee Mark Lawrenson Oo Maamulka Reds U Soo Jeediyay In Philippe Coutinho La Iibiyo Bisha January.
- Oct 22, 2017
Khabiirka kubbada cagta BBC Sport ee Mark Lawrenson isla markaana ah halyay magac wayn ku leh kooxda Liverpool ayaa maamulka kooxdiisii hore ee Reds u soo jeediyay in suuqa bisha January ...
Gary Lineker Oo Markale Sii Waday Hadalkii Uu Zinedine Zidane Kaga Cadhaysiiyay Ee Uu Isku Barbar Dhigayay Karim Benzema Iyo Harry Kane Kadib Goolashii Uu Kane Ka Dhaliyay Liverpool.
- Oct 22, 2017
Daadihiyaha barnaamijka MOD ee ka baxa BBC-da ee  Gary Lineker ayaa markale xaalad cusub ka abuuray sheekadii dhex martay isaga oo Zinedine Zidane ee uu Lineker hore weerarka ugu qaaday ...
DAAWO: Muuqaal Maad Ah Oo Laga Sameeyay Sida Ay Liverpool Uga Hadhayso Tartanka Koobka Premier Leaque Iyo Klopp Oo Si Xun Loogu Maadsaday.
- Oct 22, 2017
Liverpool ayaa haddaba loo arkaa koox quus ka taagan in ay koobka Premier Leaque ku guulaysan karto iyada oo Reds is arkaysa iyada oo 12 dhibcood ka hoosaysa kooxda hogaanka ...
Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Eibar-Karim Benzema & Toni Kroos Oo Kaydka Ku Jira Iyo Zidane Oo Isbadalo Badan Sameeyay.
- Oct 22, 2017
Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawanaysa kooxda Eibar waxayna Los Blancos kulankan ciyaaraysaa iyada oo doonaysa in ay jawaab ka bixiso eedayntii badnayd ee loogu soo jeediyay qaab ...
Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Tottenham & Liverpool Ee Kulankii Ay Reds Ceebtu Soo Gaadhay, Ciyaartoydii Fashilmay Iyo Xidigii Garoonka Ugu Fiicnaa.
- Oct 22, 2017
Tottenham ayaa Wembley Stadium ugu wanqashay guushii ugu waynayd ee ay xili ciyaareedkan gaadhay kadib markii ay ugu danbayn u aqoonsatay in uu yahay gurigeeda waxayna xasuuq 4-1 ah ugu ...
Waa Sidee Miiska Kala Saraynta Premier Leaque, Kadib Guuldarooyinkii Liverpool & Man United Iyo Guulihii Man City, Arsenal & Chelsea Ay Ka Gaadheen Kulamadii 9 Aaad?
- Oct 22, 2017
Waxaa la soo gabagabeeyay kulamadii sagaalaad ee horyaalka Premier leaque waxaana ceebtii ugu wanayd xambaaratay kooxda Liverpool oo guuldaro 4-1 ah kala soo laabtay Tottenham oo ay Wembley Stadium marti ...
Tottenham Hotspur Oo Garoonkeeda Wembley Stadium Ku Xasuuqday Liverpool Xilli Harry Kane Uu Laba Jeer Shabaqa Soo Taabtay.
- Oct 22, 2017
Afar gool oo ay kala qeybsadeen Harry Kane, Dele Alli iyo Son Heung-min ayaa ka saaciday Spurs iney Wembley ku xasuuqdo Liverpool ciyaar xiiso badan oo ay wiilasha Mauricio Pochettino si ...

Next Page »
 
/