Wararka Caalamka

Soomaalidu Miyey Weli Qiil u Raadinayaan Al-Shabaab 11 sano kadib?

Waxaa hada laga joogaa muddo 11 sano ah markii uu dalka Soomaaliya ka dhacay weerarkii ugu horeeyey oo ismiidaamin ah oo ay geysato kooxda Al

Continue Reading »

Qeybta Wararka Caalamka

WARBIXIN: M/weyne Farmaajo maxaa ku kalifay Socdaalka waqtigan xasaasiga ah ee wadamada ciidamadu ka joogaan Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si deg deg ah oo an horey qorsheyneyn ugu dhoofay wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, gaar ahaana

Continue Reading »

Wararka Caalamka Archives

FAAHFAAHIN+UPDATE: Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal ka dhacay barriga magaalada Gaalkacyo
- Oct 22, 2017
GAALKACYO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo subaxnimadii hore ee saaka dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntland & Galmudug, kana dhacay deegaanka Gacma fale ...
DEG-DEG+XOG:- Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Oo Dood Adag Ka Yeelanaya Khilaafka Madaxda DFS Iyo Maamul Gobaleedyada
- Oct 22, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)-Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta dood ka yeelanaya khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada, kaasoo maalmihii u dambeeyay meel xun gaaray, kaddib markii maamul goboleedyada ...
WAR DEG DEG AH:- Dad Shacab Oo Ku Dhintay Gaari Ay Saarnayeen Oo Miino La Qaraxday
- Oct 22, 2017
BALCAD(P-TIMES)-Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari dad shacab ah ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday deegaanka Daniga Baalow oo galbeed ka xiga Balcad. Gaarigan ...
WAR DEG DEG AH:- Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo Haatan Ka Socda Bariga Gaalkacyo
- Oct 22, 2017
GAALKACYO(P-TIMES)-Wararka Haatan naga Soo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunt gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal xooggani oo ka socdo bariga Gobalka Mudug. Dagaalkan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa galmudug, ...
XOG RASMI AH:- M/weyne Farmaajo oo safar deg deg ah kutagaya Kenya,Jabuuti,Itoobiya iyo Uganda
- Oct 22, 2017
MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar deg deg ah ku tagaya dalalka Gobolka, si uu taageero milateri ugu helo guluf dagaal oo ay dowladiisu qorsheyneyso inay dhowaan ...
M/weynaha DF Somalia oo casumaad deg deg ah u diray Madaxda dawlad gobaleedyadda dalka.
- Oct 22, 2017
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, si ay uga soo qeyb galaan shir wadatashi ah oo ka dhacaya magaalada ...
FAALLO: Maxay tahay sababta loo baajiyey kulankii Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray labada Aqal?
- Oct 21, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalbadey kulan degdeg ah oo uu la hadlo labada Aqal ee Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Fariin ka soo baxdey shirguddoonka Baarlamaanka oo ...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somalia oo Dardaaran adag u jeediyey Boqolaal Askari oo loo diray Saldhigyada Al- Shabaab
- Oct 21, 2017
GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ...

Next Page »
 
/