Wararka Maanta

Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Uganda oo ka wada hadlay ammaanka gobolka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Musevani kala heshiiyay Duulaankii ugu adkaa oo Shabaab lagu qaado

Muqdisho, 22 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo ka tanaasulay Qodob halis ku ah Ra’iisal Wasaare Kheyre
- Oct 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u debcay cadaadis xoog leh oo uga yimid maamul Goboleedyada dalka, isagoo ka tanaasulay qodob halis siyaasadeed ku ah Ra’iisal wasaare Kheyre. Madaxweynaha Galmudug ee ...
XOG: Dowladda Qatar oo Imaaradka uga guuleysatay olole Qarsoon oo ku saabsan Qaraxii Muqdisho
- Oct 22, 2017
Dowladda Qatar ayaa ku guuleysatay olole qarsoon oo dhex maray Imaaraadka Carabta, kaasoo ku saabsanaa gargaarka loo fidinayo dhaawacyada iyo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii qasaaraha badan dhaliyay ee Muqdisho. Qatar ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Baadari Kenyan ah oo Muslimay, Kaniisaddiisana ka dhigaya Masjid
- Oct 22, 2017
Baadari Kenyan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid – isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda. “Kaniisadayda waa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church ...
DAAWO SAWIRRO: Sida Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey Kampala
- Oct 22, 2017
Madaxweynah Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay madax ka tirsan madaxtooyada Uganda, waxaana madaxweynaha uu la kulmi doonaa ...
AKHRISO: Sabab yaab leh oo loo joojiyay kulankii Madaxweyne Farmaajo ee Labada Aqal
- Oct 22, 2017
Kulan lagu waday inuu Sabtidii shalay ay isugu yimaadaan labada aqal ee Baarlamaanka oo uu khudbad ka jeedin lahaa Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la joojiyay iyadoo aan faahfaahin laga ...
DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf Oo Loo Diiday Inu Ka Qeyb Galo Shirka Muqdisho Xiisad Cusub
- Oct 22, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaalada Warqaad.com ayaa shegaya in Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo u si cad u diiday in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf uu ka ...
Wasiirka caafimaadka oo booqatay dhaawacyo Imaaraadka loo qaadi doono-Sawirro
- Oct 22, 2017
Booqashada wasiirka caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Dr. Fowziya Abiikar Nuur, ay maanta ku tagtay isbitaalka Sheekh Zaaid ee magaalada Muqdisho, oo lagu daweynayo qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ...
Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay inuu Casuumaad ka helay Madaxweyne Farmaajo
- Oct 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay martiqaad uu Madaxweyne Farmaajo u diray Madaxda maamul goboleedyada, kuwaasoo lagu casuumay inay ka soo galaab shir wadatashi ...

Next Page »
 
/