Wararka Maanta

Kismaayo oo ka furmay shirweyne loogu diyaar garoobayo tartanka ciyaaraah Gobolada

Madaxweyne kuxigeenka koowaad dowlad goboleedka jubbaland  maxamud sayid aadan ayaa daahfuray shirweyne looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

XOG CULUS: Wadan 35-sano ka shaqeynaya Xasilooni darida Somalia oo lasoo Bandhigay

Dowladda Maraykanka waxay kordhisay Duqeymaha ay ka fuliyaan gudaha Somalia, sida lagu shaaciyey War-saaxafadeed ka soo baxay Taliska Dhexe ee Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

5-Waxyaabod oo laga Bartay Iscasilaada Dr Maryan, R/wasaare Ma Hubsade ah, faragalin & Khilaaf
- Nov 18, 2017
Xil ka tegidda Drs: Maryan Qaasin Wasiiraddii gargaarka iyo maareynta musiibooyinku waxa uu soo kordhiyey su’aalo iyo wax iska weydiin ku saabsan kartida Wasiirka koowaad ee Xukuumaddu u leeyahay xallinta ...
Nuxurka Warbixinta Guddiga gaarka ah ee baarlamaanku u saareen dhiibista Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Guddiga Baarlaamaniga ah ee loo xilsaaray baarista kiiska Cabdi Kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)  ayaa maantaa soo saaray natiijada baaritanka ay sameeyeen. Warbixinta Guddiga ayaa ka kooban qodobo ay ugu muhiimsanyihiin: Ka-baaraan-degidda ...
KASHIFAAD: Yaa Qasaya Dowladda Farmaajo, Baaritaan Dheer Iyo Caddeymo Ku Filan Ragga Duminaya Dolwadda
- Nov 18, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waayadan dambe waxay wajaheysay cadaadisyo siyaasadeed iyo sidoo kale mowjado wareer ah. The post KASHIFAAD: Yaa Qasaya Dowladda Farmaajo, ...
Nuxurka Warbixinta Guddiga gaarka ah ee baarlamaanku u saareen dhiibista Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Guddiga Baarlaamaniga ah ee loo xilsaaray baarista kiiska Cabdi Kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)  ayaa maantaa soo saaray natiijada baaritanka ay sameeyeen. Warbixinta Guddiga ayaa ka kooban qodobo ay ugu ...
XOG: Farmaajo & Kheyre oo God ku riday Sambalooshe & Sababta Dusha looga saaray Kiiska Qalbi dhagax oo la Kashifay
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Warbixin looga dhageystay Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka xaqiiqada in Itoobiya loo gacan galiyo Muwaadin Soomaaliyeed oo ah Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxay soo saareen ...
XOG CUSUB: Qalbi Dhagax Malaga Soo Celinayaa Itoobiya Mise Waa Loo Deynayaa?
- Nov 18, 2017
Warar si hoose ay u heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan nin golaha shacabka ay doonayaan iney ku cadaadiyaan xukuumadda Kheyre in dib loo soo celiyo Qalbi Dhagax ...
XOG: Sanbaloolshe oo baahin doona saxiixyadii Kheyre Iyo Farmaajo Ee Lagu Amrayey Inuu Dhiibo Qalbi-dhagax
- Nov 18, 2017
Kadib markii maanta baarlamaanka isku raacay in Qalbi Dhagax u dhiibay Itoobiya taliyahii hore ee NISA Mr Sanbaloolshe ayaa hadana warar hoose oo aan heleyno waxay sheegayaan in arrintaasi uu ...
Deymaha $5 billion Ee Soomaaliya, Halkee Ka Yimaadeen, Yaase Ku Leh?
- Nov 18, 2017
Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa hirgelinta barnaamijka NFD, kaas oo hirgelintiisa ay ku xiran tahay barnaamijyo badan sida wax ka qabashada faqriga iyo in laga cafiyo ...

« Previous PageNext Page »
 
/