DEG DEG: Mid Kamid ah Wasiirada Ugu Shaqada Badan Xukuumadda Kheyre Oo Is Casilay

Cabdirashid  Cabdullahi  Maxamed oo ahaa wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya ayaa goor dhaw istiqaaladiisa u gudbiyay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Go’aanka waxaa la sheegay kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada ku yeesheen xaruntooda Muqdisho. Lama oga sababta uu isku casilay wasiirka.

Arrintan ayaa timid daqiiqado kadib markii uu  is casilay Taliyihii ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid) oo jagadan loo magacaabay April 6, 2017.

The post DEG DEG: Mid Kamid ah Wasiirada Ugu Shaqada Badan Xukuumadda Kheyre Oo Is Casilay appeared first on Warqaad.com.

Source: Warqaad


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Namibia:School Children Alerted to Human Trafficking
- Jan 22, 2018
[New Era] Windhoek -Permanent Secretary in the Ministry of Gender Equality and Child Welfare ...
Namibia:Students Oppose Admission of 'Racist' Lawyer
- Jan 22, 2018
[New Era] Windhoek -The Namibia National Students Organisation (NANSO) has come out strongly in ...
Uganda:Parliament to Grill Ministers Over Delay in Supporting People with Albinism
- Jan 22, 2018
[Monitor] Parliament -The Speaker of parliament, Rebecca Kadaga has tasked the cabinet to explain ...
Malawi:Joyce Banda Still Risks Arrest
- Jan 22, 2018
[Nyasa Times] The Anti-Corruption Bureau (ACB) says its investigations on donations made to the ...
Algeria:New Trials Shake Ahmadi Minority
- Jan 22, 2018
[HRW] Beirut -Human Rights Watch received information that, in December 2017 alone, there were ...
Tanzania:Tourism Injects 4.8 Trillion/ – Into the Economy
- Jan 22, 2018
[Daily News] EXTRA budgetary allocations for tourist sector promotion initiatives and consolidation of diplomatic ...
Tanzania:Irrigation Initiative to Boost Farm Production
- Jan 22, 2018
[Daily News] Arusha -JAPAN is assisting Tanzania to roll out modern farming initiatives; so ...
 
/