Sawirro: Puntland oo dab qabadsiisay lacago badan oo ay sheegeen in dhanka gobollada Koonfureed looga keenay

Maamulka Puntland ayaa maanta waxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku gubeen 600 milyan oo shilin Soomaali been abuur ah,  taasi oo dhowaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada ku sugan Kontaroolka magaaladaasi.

Waxaa goob joog ka ahaa halka lacagtaan lagu gubayey wasiirka maaliyadda Puntland C/laahi Carshe, xubno ka socday Bankiga Puntland iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Bari.

Muuse Aw Xuseen, Guddoomiyaha Bankiga Boosaaso oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in lacagtaan ay uga timid dhanka gobollada Koonfureed ee dalka.

Deegaananda Puntland waxaa ka jiray sicir barar kadib markii la sheegay in halkaasi la geeyay lacago been abuur ah, iyadoo dad badan ay rumeysan yihiin in deegaannada Puntland ay yaalaan makiinado lagu sameeyo lacagaha.

The post Sawirro: Puntland oo dab qabadsiisay lacago badan oo ay sheegeen in dhanka gobollada Koonfureed looga keenay appeared first on Warqaad.com.

Source: Warqaad


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Namibia:School Children Alerted to Human Trafficking
- Jan 22, 2018
[New Era] Windhoek -Permanent Secretary in the Ministry of Gender Equality and Child Welfare ...
Namibia:Students Oppose Admission of 'Racist' Lawyer
- Jan 22, 2018
[New Era] Windhoek -The Namibia National Students Organisation (NANSO) has come out strongly in ...
Uganda:Parliament to Grill Ministers Over Delay in Supporting People with Albinism
- Jan 22, 2018
[Monitor] Parliament -The Speaker of parliament, Rebecca Kadaga has tasked the cabinet to explain ...
Malawi:Joyce Banda Still Risks Arrest
- Jan 22, 2018
[Nyasa Times] The Anti-Corruption Bureau (ACB) says its investigations on donations made to the ...
Algeria:New Trials Shake Ahmadi Minority
- Jan 22, 2018
[HRW] Beirut -Human Rights Watch received information that, in December 2017 alone, there were ...
Tanzania:Tourism Injects 4.8 Trillion/ – Into the Economy
- Jan 22, 2018
[Daily News] EXTRA budgetary allocations for tourist sector promotion initiatives and consolidation of diplomatic ...
Tanzania:Irrigation Initiative to Boost Farm Production
- Jan 22, 2018
[Daily News] Arusha -JAPAN is assisting Tanzania to roll out modern farming initiatives; so ...
 
/