DAAWO: Somalida Xafada Islii ee Magalada Nairobi Oo Ka Hadlay Dorashada Kenya

Maalma koban ayaa ka harsan waqtiga loo qorsheyay iney qabsoonta doorashada ku celiska ee dalka Kenya in kasto hogaamiyaha isbaheysiga mucaardaka Kenya raila odinga iyo ku xigenkiisa ay shaaciyen ineysan ka qeyb gali doonin doorashada Kenya.

Bulshada soomaalida waxa ay kamid ah qomiyadaha ugu degaanka balaaran joqoraafi ahaan marka la ego qomiyadaha ku nool Kenya  hasa ahaate xiliyada doorashada waxa soo wajaha qal qal amaan iyago ka cabsi qabo qalalaaso ka dhaca dalka maadaama ay kamid yihiin dadka ugu ganasiga badan Kenya.

Qaar kamid ah soomaalida ku nool xaafada islii ee Magaalada Nairobi ayaa aragtiya kala duwan ka muujiyay marxaladaha siyaasaded ee galay dalka Kenya tan iyo bilowgii bishoo Augoste ee Sanadkan iyago shegay in xaalada Kenya ay tahay mid cakiran.

Halkan hoose Ka Daawo:

Go’aan manta kaso baxay Maxkamada sare ee Dalka Kenya ayaa lagu shegay in doorashada Kenya ay ku tartami karaan dhamaan musharaxiintii isu soo taagay xilka Mdaaxweynaha in kasto bartamahii bishii tagtay ay maxkamada sare markii ay laashay doorashada ku dhawaaqday kursiga madaxweynaha iney ku tartami donaan Uhuro kenyta iyo hogaamiyaha mucaaradka raila odinga wallow 10-kii bishan raila odinga u shaaciyay ineysan ka qeyb gali doonin doorashadasi balse go’aanka maxkamada ayaa u muuqda in marnaba hadalka hogaamiyaha mucaaradka loo hakin doonin doorashada kenya.

The post DAAWO: Somalida Xafada Islii ee Magalada Nairobi Oo Ka Hadlay Dorashada Kenya appeared first on Warqaad.com.

Source: Warqaad


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Nigeria/Congo-Kinshasa:Eagles, Leopards Match to Go Ahead Despite Ebola Outbreak
- May 27, 2018
[Guardian] As the Super Eagles prepare to tread tackles with their counterpart from Democratic ...
Africa:Five Things We Learned From Real Madrid's Win Over Liverpool
- May 27, 2018
[Guardian] Karim Benzema's opener and Gareth Bale's brace handed Real Madrid their 13th European ...
Nigeria:Mikel Accepts Underdog Status for Super Eagles in Russia
- May 27, 2018
[Guardian] Super Eagles captain, Mikel Obi, has accepted the team's underdog status as the ...
Tanzania:New Report Reveals Shocking Revelation On Meat Safety
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -A new report has raised concerns about the quality of ...
East Africa:What Twitter Data Review Says of Region's Presidents
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -Burundi president Pierre Nkurunziza is the most shunned leader in ...
Zimbabwe:Fuel Prices Gallop
- May 27, 2018
[Zimbabwe Standard] Fuel prices have gone up significantly across the country in the past ...
Uganda:Chinese Top Tax Fraud List
- May 27, 2018
[Monitor] Companies represented by individuals with Chinese names have dominated the list published by ...
 
/