In ka badan 37 qof oo ku dhintay daadad ku fatahay dalka Viyetnam

Tirada dadkii ku dhintay daadad ku fatahay dalka Viyetnam oo wata dhoobo ayaa korortay,taasoo ka dhalatay roobab ka da’ay Waqooyiga dalkaasi Viyetnam. Warbaahinada  kala duwan ee dalkaasi ayaa sheegaya in Roobab maalmihii la soo dhaafay ka da’ay dalkaasi ay sababeen mashaqadaasi ku habsatay dadka dhintay,welina ay Ciidamada gurmadka deg degga ah ay wadaan baadi goobka dad nool oo weli ku hoos jira burburka Guryaha. Warka wuxuu intaa ku daray in musiibadaasi ay ku burbureen in ka badan 1000 Guri halka in ka badan 17 kun Gurina  ay biyaha ka hoos mareen. Masuuliyiinta dalka Viyetnam ayaa amray in laga daadgureeyo degaanadooda dhibaatada ku habsatay 200 kun oo qof. Sida laga warqabo bishii Agusto ee tagtay musiibo noocan ah oo ku habsatay  waqooyiga dalkaasi  ayaa  waxaa  ku dhintay 26 qof  iyadoo guryo badan ay daadadku qaadeen.
Source: Radiomuqdisho


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Nigeria/Congo-Kinshasa:Eagles, Leopards Match to Go Ahead Despite Ebola Outbreak
- May 27, 2018
[Guardian] As the Super Eagles prepare to tread tackles with their counterpart from Democratic ...
Africa:Five Things We Learned From Real Madrid's Win Over Liverpool
- May 27, 2018
[Guardian] Karim Benzema's opener and Gareth Bale's brace handed Real Madrid their 13th European ...
Nigeria:Mikel Accepts Underdog Status for Super Eagles in Russia
- May 27, 2018
[Guardian] Super Eagles captain, Mikel Obi, has accepted the team's underdog status as the ...
Tanzania:New Report Reveals Shocking Revelation On Meat Safety
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -A new report has raised concerns about the quality of ...
East Africa:What Twitter Data Review Says of Region's Presidents
- May 27, 2018
[Citizen] Dar es Salaam -Burundi president Pierre Nkurunziza is the most shunned leader in ...
Zimbabwe:Fuel Prices Gallop
- May 27, 2018
[Zimbabwe Standard] Fuel prices have gone up significantly across the country in the past ...
Uganda:Chinese Top Tax Fraud List
- May 27, 2018
[Monitor] Companies represented by individuals with Chinese names have dominated the list published by ...
 
/